daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed.
Waxay si isku mid ah ugu Gacan Saydhee Go’aanka kasoo baxay Baarlamaanka Galmudug ee Xilka looga Qaaday C.kariim Guuleed, Waxayna ku sifeeyeen Talaabada ay Qaadeen Xildhibaanadu mid Sharci Darro ah.
Madaxda Galmudug ayaa lagu eedaayaa inay inta badan ku sugan yihiin Muqdisho, Iyadoona Taasi ay keentay in iyagoo dalka ka maqan Xildhibaanada Galmudug ay Meesha ka Tuuraan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:38 and have
, Published at