Daawo Qosolka: Maxaa kala qabsaday Sheekh Shariif iyo Wariye ku Khasbay inuu iska Qaado Koofiyadda Madaxa ?

Daawo Qosolka: Maxaa kala qabsaday Sheekh Shariif iyo Wariye ku Khasbay inuu iska Qaado Koofiyadda Madaxa ?

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi xiiso badan oo Cabdulqadir Faarax Dulyar uu magaalada Muqdisho kula yeeshay Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed.


Shariif ayaa Waraysigan lagu Hordhigay Su’aalo kala duwan oo la Xidhiidha dalkaSoomaaliya, Arimaha Doorashooyinka, Hal ku dhiga Musharax Xasan sheekh iyo Musharixiinta kale ee Isbadal doonka ah.

Ugu Danbayntii Wariye Dulyar ayaa Shariif ku Khasbay inuu iska Bixiyo Koofiyadda, Isagoo u sheegay in dadku hadii ay Qurbe ka yimaadaan Bidaar kusoo yeeshaan (DAAWO WAXA KALA QABSADAY).

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada