daajis.com:- Soomaaliya ayaa Xiligan isku Diyaarinaysa Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya, waxaana Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Diirada lagu saaray Saamaynta Faragelinta Shisheeye ee Doorashooyinka Iyadoo Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ay si toos ah ugu Jiraan Faragelinta Soomaaliya, kuwaasi oo Dawladda ka Caawiya Arimo ay kamid yihiin Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Ciidanka.
Sidoo kale Barnaamijka Xogta Daahsoon ee ka baxa Tv-ga Somali Cable ayaa Diirada lagu saaray Danaha ay Soomaaliya ka leeyihiin Wadamada Ingiriiska, Itoobiya, Sweden, Kenya, Turkiga, Maraykanka Iyo Imaaraadka Carabta ayaa kamid ah Wadamada doonaya inuu Hogaanka soomaaliya Qabto Qof ay Shookaanta u qaban karaan, Iyadoo Wadamadan danahooda gaarka ah yihiin kuwa kala duwan.
Barnaamijka ayaa waxaa ka qayb galay Am. Maxamed Xuseen Awliyo iyo Cabdi Cumar oo Falanqeeya Arimaha Siyaasadda, waxaana Soo jeedinaya Wariye Maxamed Maxamuud Dhoore.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at