Daawo Video: Hooyo Soomaaliyeed oo Haysata 7-Caruur ah oo TAKSIILE ka ah London, Sida ay ku Shaqayso (Waraysi)

Daawo Video: Hooyo Soomaaliyeed oo Haysata 7-Caruur ah oo TAKSIILE ka ah London, Sida ay ku Shaqayso (Waraysi)

daajis.com:- Faaisa Cabdi Ereg oo ah hooyo Soomaaliyeed oo leh 7 caruur ah ayaa ka mid ah taksiilayaasha shirkadda Uber ee magaalada London.


Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji ayaa waxay uga warrantay waxa ku dhaliyay inay taksiile noqoto,  Waxayna sheegtay inay ku Faraxsan tahay Shaqadeeda, iyadoo ku sheegtay inay tahay mid u Fudud Hooyada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada