Daawo Sawirada: Weerarkii Xooganaa lagu qaaday Hotelka Dayah iyo Qasaaraha ka dhashay

Daawo Sawirada: Weerarkii Xooganaa lagu qaaday Hotelka Dayah iyo Qasaaraha ka dhashay

daajis.com:- Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay qasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,

Waxaa wali dhismaha Hotelka laga maqlayaa rasaas goos goos ah ay is dhaafsanayana Ciidamada amaanka iyo qaar kamid ah ragii Weerarka ku qaaday Hotelka, xaalada Hotelka ayaana wali ah mid aan sugneyn.

In ka badan 10-qof ayaa ku dhimatay Weerarka lagu qaaday Hotelka Dayah, waxaa sidoo kale ku dhaawcamay tiro kale oo badan kuwaa oo loola cararay goobaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada