Daawo: Saxafiyada Hodan Naaleye oo Warbixin Xiiso badan kasoo diyaarisay Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal

Daawo: Saxafiyada Hodan Naaleye oo Warbixin Xiiso badan kasoo diyaarisay Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal

daajis.com:- Waxaanu Halkna idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Xiiso badan oo magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal ay kasoo diyaarisay Saxafiyada Hodan Nalayeh oo Fadhigeedu yahay dalka Canada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa siwayn usoo jiitay Bilicda magaalada Boorame oo kamid ah goobaha u Qurxoon Soomaaliya, Sidoo kalana Caan ku ah Aqoonta, Waxayna Booqatay Hoteelka Caanka ah ee ku yaala Halkaasi kaasi oo lagu magacaabo RAYS HOTEL.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada