daajis.com:- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah Culimada waawayn ee Soomaalida ayaa ayaa Muxaadarooyin u Qabtay Soomaalida ku dhaqan dalka Jarmalka.
Sheekh ayaa Sheegay in dadku Markii ay Joogeen SOomaaliya ay Masaajida u dhisi Jireen Dadka Xaajeyda ah ee Lacagta Haysta, Balse hada hadii ay Qurbe iyo dhul Gaalo soo galeen, Dadkii u dhisi lahaana aysan Joogin, inay isku duubnaadaan oo ay Dhistaan Masaajid.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:38 and have
, Published at