daajis.com:- Waxaa magaalada Nairobi Kulan ku yeeshay Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin horey uga soo qabtay Xilal kala duwan Dawlada Soomaaliya, waxayna ka hadleen Xaalada Soomaaliya , Iyagoo Fariin adag u diray Xildhibaanada Labada Aqal.
Cali Ismaaciil Cabdi giir oo Wasiir kasoo noqday Soomaaliya, Maxamed Cabdi Yuusuf Raysal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya, iyo Siyaasiyiin kale ee Madasha ka hadlay ayaa waxay Xildhibaanada Cusub u sheegeen in Soomaaliya ay marayso Meel adag oo ay Gacan Shisheeye ku jirto, Waxayna Xuseen inuu Mustaqbalkii dalku maanta Gacantooda ku jiro.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at