daajis.com:- Cabdulahi Cosoble Siyaad ayaa wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan Xiligan ahayn Dal Xor ah, Wuxuuna sheegay in dalka ay Ilaaliyaan dad Ajaanib ah, Oo hadii ay Soomaalidu isqabato Laba Qof Ajanabi dhamaynayo.
Wuxuu sheegay inay shacabka Karaamadiisu Lumayso marka ay dulinimo Timaado, WUxuuna sheegayga in dadku Marka ay gaadhaan Heer ay Rajo dhigaan oo ay dhahaan masoo Socoto Dawlad Soomaaliyeed, aysan jirin wax danbe oo Hadhay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at