MUUQAAL: Sheekh Shariif oo booqday Hotel Dayax iyo Dadkii Wax ku noqday

MUUQAAL: Sheekh Shariif oo booqday Hotel Dayax iyo Dadkii Wax ku noqday

daajis.com:- Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta Booqday isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Dadkii shalay ku soo dhaawacmay weerarkii Hotel Dayax.


Shariif ayaa Mid mid u dul istaagay dadka Bukaanada ah kuwaas oo uu wax ka wey diiyay Sida ay tahay Xaaladooda caafimaad, isagoo intaa kaddib xaalada Bukaanada wax ka weydiiyay Maamulka Isbitaalka Madiina Dr’Maxamed  Yuusuf.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada