DAAWO YAABKA: Faysal Cali waraabe oo soo Bandhigay culimo sheegtay inay ku Riyoodeen isagoo la doortay

DAAWO YAABKA: Faysal Cali waraabe oo soo Bandhigay culimo sheegtay inay ku Riyoodeen isagoo la doortay

daajis.com:- Qaar kamid Culimada degmada Xaaji Saalax  ayaa waxay sheegeen Inay Ku Riyoodeen inuu Faysal Cali waraabe yahay Madaxwaynaha soo socda ee maamulka Somaliland, waxayna Hargeisa ugu Keeneen Kitaab Qur’aan ah.

Faysal Cali waraabe oo ugu danabyntii halkaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyey Culimada, Isagoo sheegay inay yihiin Karaamo leh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada