Muuqaal: Soomaalidii Laga soo Celiyey Maraykanka oo ka Warbixiyey Sidii Wax u dhaceen iyo Dhibkii ay soo Mareen ?

Muuqaal: Soomaalidii Laga soo Celiyey Maraykanka oo ka Warbixiyey Sidii Wax u dhaceen iyo Dhibkii ay soo Mareen ?

daajis.com:- Dalka Maraykanka ayaa Bilaabay inuu Soo celiyo Soomaali badan oo dalkaasi ku xidhnaa, Kuwaasi oo ahaa Magan gelyo doon, Iyadoona 90 ka mid ah laga soo dejiyey magaalada Muqdisho.


Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Dhalinyaradii laga soo Celiye Dalka Mareykanka ayaa Wareysi uu bixiyey kaga hadlay Sida uu Mareykanka ku tegay iyo in Ugu dambeyn laga soo tarxiilo, Wuxuuna sheegay in soo celintiisa ay Qayb ka hayd Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Mareykanka oo uu sheegay inay Aqabashay iyo Isbadalka ku dhacay madaxwaynaha dalkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada