daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysigii Xiisaha badnaa ee Wariye Dulyar oo la yeeshay Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya sheekh Shariif Sheekh Axmed, Isagoo ku Khasbay inuu Koofiyada iska Bixiyo.
Sheekh Shariif oo Xiligan ah Musharax u taagan Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka Jawaabay Su’aalo kala duwan oo la Xidhiidha Xaalada Dalka iyo waxa uu Qorshihiisu yahay, Isagoo sheegay inay Dhiiri gelisay Waajibka saaran iyo Marxalada ay Soomaaliya Marayso DAAWASHO WACAN.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at