MUUQAAL: Xildhibaanada Dhulbahante ee DF-Soomaliya oo si kulul uga hadlay Boobka Kuraasta Gobolada WAQOOYI

MUUQAAL: Xildhibaanada Dhulbahante ee DF-Soomaliya oo si kulul uga hadlay Boobka Kuraasta Gobolada WAQOOYI

daajis.com:- Xildhibaanada Labada Aqal ee kasoo Jeeda Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa magaalada Muqdisho Ku yeeshay Kulankoodii ugU horeeyay, waxayan siwayn uga hadleen Kuraasta ku Maqan dhanka gobolada Dir waqooyi ee Somaliland.


Xildhibaan Axmed Jaamac jangeli iyo Xildhibaanad Siciido, ayagoo sheegay in arintan in badan jiitamaysay.

Xildhibaanad Canab Xassan yare ayaa si kulul uga hadashay, waxayna sheegtay in sadexda XIldhibaan ee ku maqan Dir waqooyi laga rabo inay keenaan ma sidaas u xanibnaan doonaan oo la laalo, waxay ka digtay inaan dib loo dhici doonin Xuquuqda dadkan SSC, ayna u taagan yihiin.

Canab oo ahayd qofkii ugu hadalka adkaa, ayaa sheegtay in gobolada SSC ay shilalkeey is dhigeen lagu qalay, waxoodiina lagu kala daray laba maamul .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada