daajis.com:- Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Dheere, ayaa waxaa waraysi kulul la yeeshay wariye Soomaali ah oo u shaqeeya Taleefishinka Al jazeera, Sheekh Cali Dheere ayaa Waraysigani kaga Hadlay Arimaha iminka ka taagan dalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin Doorashooyinka iyo Qaraxyada lagu weeraro Hoteelada Muqdisho.
Cali dheere ayaa wariyaha waraysigani ku siiyaya deegaano hoostaga magaalada Jowhar oo ay ku suganyihiin dagaalyahanno ka amarqaata ururka Al Shabaab.
Wariyihii waraysiga ka soo qaaday afhayeenka Al Shabaab ayaa waxaa markii uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa qabtay oo xiray ciidamada dowladda, iyadoo markii danbe la sii daayay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at