Daawo: Gen. Indho-Cade oo Jeediyey Hanjabaad Kulul “Dhibicda ugu Dambaysa Dhiigeena ayaanu Huraynaa”

Daawo: Gen. Indho-Cade oo Jeediyey Hanjabaad Kulul “Dhibicda ugu Dambaysa Dhiigeena ayaanu Huraynaa”

daajis.com:- Iyadoo inta badan Musharaxiinta xilka Madaxweynaha shaaciyeen in Dowladaha deriska ay faragalin ku hayaan Somalia ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay General Yuusuf Maxamed Siyaad ”Indha Cadde”.


Indha Cadde, ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay in Dowlada Somalia ay raali ku noqoto inay la shaqeyso Dowlad kale oo aan raali ka aheyn horumarka Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inay Ka shalayn Doonaan Dhibaatada Soomaaliya u gaystaan, “Cid aanu ka Aqbalanayo inay Qaadato Cir, Dhul iyo Bad Qayb kamid ah inay Qaadato ma Jirto, Dhibicda ugu Danbaysa Dhiigeena ayaanu u Huraynaa” Ayuu yidhi.

Gen. Indha Cadde, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay wali yihiin kuwo nool oo aan dhiman, sidaa darteedna aysan ka raali noqon doonin faragalin lagu sameeyo arrimaha Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada