daajis.com:- Faysal Cali waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Weerar ku Qaaday Musharixiinta u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya, oo Khudbadaha ay Jeediyeen Diirada ku saaray waxay ka yeeli doonaan Maamulka Somaliland.
Wuxuu si gaar ah uga hadlay Xubno uu ka mid yahay Xasan sheekh Maxamuud, Sidoo kalana Faysal Waraabe ayaa Fariin u diray Xildhibaanada Soomaaliya, Wuxuuna ka hadlay arimaha Wadahalka maamulka Khaatumo, Iyadoo ugu Danbayn Su’aalo Warbaahintu ay Waydiisay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at