daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya ee Waqtigiisu dhamaaday Xasan sheekh Maxamuud ayaa si kulul Weerar ugu Qaaday Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cumar C.rashiid Sharma’arka iyo Maxamed C.laahi Farmaajo.
“Waxaa Nasiib Daro ah kuwii shalay na Dayacay, ee Sahlay inay Baddeenu Baxdo, ayaa maanta Jaakado usoo xidhay inay Xilka ka qabtaan, Qofkasta waa garan karaa hadii ay talada Qabtaan waxay dalka u Horseedi karaan” ayuu yidhi. Taasi oo ah Fariin ku socota Sheekh Shariif iyo Cumar C.rashiid.
Sidoo kale Isagoo hadalkiisa sii wata Ayuu yidhi ” Dadka Musharixiinta ah waxaa kamid ah Kuwa shalay Taladii meel cidlo ah uga Cararay, Iyadooo Shacabku ay garab taagan yihiin, Isagoo leh Gaal Hebel iyo Dal Hebel ayaa i diiday “ Waana Fariin ku socota Farmaajo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at