DAAWO: Xildhibaanada Isbedal doonka oo kulan Balaaran ku qabtay Muqdisho Qorshahooda iyo Khudbadihii

DAAWO: Xildhibaanada Isbedal doonka oo kulan Balaaran ku qabtay Muqdisho Qorshahooda iyo Khudbadihii

daajis.com:-  Waxaa magaalada Muqdisho kulan Balaadhan ku yeeshay Xildhibaanada Isbedel Doonka Soomaaliya, Qaarkood hadallo ay ka jeediyeen kulanka ka sheegay in ujeedkoodu yahay inay beeniyaan in dowlado shisheeye ay saameyn ku yeeshaan Doorashada.


Waxaa ka dhex muuqda xildhibaano ay ka mid yihiin C/risaaq Jurrille, Axmed Macalim Faqi, Xuseen Carab Ciise, Foosiya Yuusuf X, Aadam, Cabdilaahi Goodax Barre iyo xubno kale, Waxaana Tirada xildhibaanada goobta ku sugan lagu sheegay inay gaadhayaan 170.

Xildhibaan Axmed Faqi ayaa sheegay in kacdoon cusub uu bilowday kaasoo looga hortegayo musuqmaasuqa iyo maamula xumida baahday, ayna maalinta doorashada la arki doono Awoodda xildhibaanada labada Aqal.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada