daajis.com:- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabulaahi Farmaajo ayaa xalay guushii kadib waxaa si aad ah loogu soo dhaweeyay Hoteelka sida weyn amnigiisa loo adkeeyay ee Jazeera, kaasi oo kaabiga ku haya Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Famaajo ayaa waxaa Hoteelka ku soo dhaweeyay dad isugu jiray Shacab iyo shaqaale iyadoo madaxweynaha ay weheliyeen Ciidamo aad u hubaysan oo soomaali ah.
Salaan kadib ayuu madaxweynaha waxa uu u sii gudbay qaybta uu ka deganaa Hoteelka Jazeera, iyadoo markaasi ay ahayd waqti danbe.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at