Muuqaal: Xildhibaanada Somaliland oo Taageeray Guusha Farmaajo

Muuqaal: Xildhibaanada Somaliland oo Taageeray Guusha Farmaajo

daajis.com:- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble  oo kamid ah Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Famaajo.


Wuxuuna yidhi Xildhibaan siciiid  “Xamar maanta waa lawada yeeshay, waan  Hambalyeenaya anigu madaxweynaha soo baxay,  Waanu Jecel nahay waa dad soomaaliyeed, Xildhibanada waan Hambalyaynayaa Shilinkii maydooran ee dalkooda ayay  doorten,  Farmaajo miyaa la filayey,  si Wacan ayay yeeleen “

Geesta kale wuxuu Dhaliishii ugu adkayd u jeediyey Maamulka  Somaliland, Wuxuuna sheegay inay Shacabka Duleeyeen, Isagoo Shacabka waydiiyey dadkii ay doorteen, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Qorshe halis ah oo maamulka Somaliland doonayo inuu uga qayb noqdo dagaalada dalka yemen oo ku salaysan Shiico iyo Sunni.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada