daajis.com:- Saraakiil sar-sare oo Maraykan ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya, iyadoo dhici karta inay ciidamo Maraykan ah halkaasi loo diro si ay kooxdaasi dagaal u la galaan.
Iyadoona soo jeedinta la gaadhsiiyey Aqalka Cad ay Ciidamada Siinayso inuu Weeraro ku qaadi Karo iyo inuu Kordhiyo Taageerada uu siinayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya, Iyadoo Weeraro dhinaca Cirka ah ku qaadi doonaan Kooxaha Xagjirka ah.
Wakaaadda wararka ee AP ayaa Warbixin ay Arrintasai ka qortay waxaana soo Jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:21 and have
, Published at