Gudiga la Dagaalanka Musuq Maasuqa oo Sheegay Inay Shaacin Doonaan Musharaxa ay ku Helaan Inuu Laaluush Bixiyay (Dhagayso)

Gudiga la Dagaalanka Musuq Maasuqa oo Sheegay Inay Shaacin Doonaan Musharaxa ay ku Helaan Inuu Laaluush Bixiyay (Dhagayso)

daajis.com:- Gudoomiyaha guddiga la dagaalanka musuq maasuqa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan uu magacaabay baarlamanka federaalka Soomaaliya, Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa maanta qodobo dhowr ah ka soo saaray, waxa ay ka yeelayaan musharaxii ama xildhibaankii lagu helaa inuu laa luush qaatay.

Qodobadan ayaa waxaa ka mid ahaa inay xadidadyaan dhaqdhaqaaqa xildhibaanada ku sugan xarunta doorashada, ilaalinta xalaalnimada qaabka codeynta iyo inay sheegi doonaan xildhibaankii ay ku helaan inuu laaluush ku iibsaday codkiisa ama xildhibaankii laaluush qaata.


DHAGAYSO
Arrintan ayaa imaneysa ayada oo ay jiraan tuhunno ku saabsan in musharaxiinta qaar ay lacag ku iibsanayaan codadka xildhibaanada qaar ee labada Aqal ee baarlamanka federaalka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada