daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Dareen badan Xambaarsan Ka sameeyay Musharax Maxamed C.laahi Farmaajo oo u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya.
Farmaajo ayaa sawirka lagu muujiyey inuu Qaranka ka difaacayo Cadowga kala duwan ee ku Xeeran, Isagoo leh “Ilaahow Dalkeygii iyo Dadkayga ii Badbaadi”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:08 and have
, Published at