daajis.com:- Iyadoo gobolada Dalka Soomaaliya intiisa badan ay xiligan ka jiraan Abaar baahsan ayaa waxaa Roobab Dad iyo Duunyaba lagu Qabowsaday ay ka da’een Deegaano dhowr ah.
Goobaha ay roobabka ay ka da’een waxaa ka mid ah Gobolka Sanaag iyo Deegaano Hoos yimaada oo kamid ah Goobaha ay Abaarta Xoogan ku dhufatay Sanadkan,
Goobaha Raxmadda Alle ay ka curatay ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen Deegaanada ugu daran ee saameynta ugu adag ay ku yeelatay Abaarta Halkaas oo dad iyo Duunyo ay ku dhinteen, waxaana sidoo kale sheegayaa inay Roobab ka da’een deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at