DAAWO Video: Musharax Farmaajo oo Jeediyey Khudbad Quluubta Shacabka Soomaaliyeed Gil-gishay (Maxuu yidhi)

DAAWO Video: Musharax Farmaajo oo Jeediyey Khudbad Quluubta Shacabka Soomaaliyeed Gil-gishay (Maxuu yidhi)

daajis.com:-  Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta Xildhibaalada laba gole ka hor jeediyey Khudbadiisa uu ku soo bandhigayey Barnaamijkiisa siyaasadeed Haddii xilka loo doorto.
“Siyaasada waa xal raadin, khiyaano ma ahan, been ma ahan, balan ka bax ma ahan, meel ay adduunka ka jirto ma lahan, qof inta aad balanka uga baxdo ma ahan”

 “Waa in Ciidanka aan daryeelnaa, mushaar siinaa, caafimaad heysto, hadii uu dhintana aan carruutiisa ka war qabno”


“Markii aan xilka ka tagayay, waxaa qasnada dowladda uga tagay Todobo Milyan iyo bar, meeshii aan ugu imid qasnad maran”

“Waxaa xoogga saarayaa dib u heshiisiin, Madaxweyne noqon maayo ee Nabadoon ayaa noqonayaa, cid walba meesha ay joogta ayaa ayaa ugu tagayaa, waxaa xoojinayaa oday dhaqameedyada rasmiga mushaarna waa u qoraa”

“Somaliland waa dad walaalo ah, waa isu baahanahay, Makala maarmo, waa inaan u hambalyeynayaa nabada ay ka gaareen degenaansho, xasilooni siyaasadeed, waana wax muhiim ah in looga daydo, waa la fariisanayaa, wax walba ay tabanayaan waa kala xaajoonayaa”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada