daajis.com:- Faysal Cali waraabe ayaa Maalintii Shalay Wuxuu Hadal ka jeediyey magaalada Laascaanood, Kaasi oo ka Duwanaa Hadaladii looga bartay ee uu Dadka Soomaaliyeed u kala Kaxayn Jiray, Kuna Aflagaadayn Jiray si Joogta ah.
Faysal Waraabe ayaa Diirada ku saaray Hadalkiisa Wanaaga Soomaaliya, Sida dhibaatada looga Bixi Karo “Waxaad ogaataan inaynu wax ku noqon karno Midnimo, Soomaaliya Inaga ayay inaga Sugaysaa, Reer Waqooyi Hadii aynu Nahay waa inaynu Caqligeena Midaynaa, Soomaali waa isku mid meel ay Joogtaba, Qabiil waxba laguma Noqdo, Qaranbaa wax lagu Noqdaa, NDF, Jabuuti iyo Kililka Shanaad way ina Dhaafeen” ayaa ka mid ahaa Hadalkii uu ka jeediyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 13:47 and have
