DAAWO: Soomaalida iyo Dadka kale ee bilaabay inay ka baxaan Maraykanka oo Qaar Faraha la Jaray iyo Halista Xadka

DAAWO: Soomaalida iyo Dadka kale ee bilaabay inay ka baxaan Maraykanka oo Qaar Faraha la Jaray iyo Halista Xadka

daajis.com:- Kadib markii uu xilka Madaxwaynaha dalka Maraykanka uu la Wareegay Donald Trump ayaa waxaa Dalkaasi isaga Baxay Dad Afrikaan ah oo doonaya inay Qaxootinimo ku galaan dalka Kanada, Balse waxay la Kulmeen dhacdooyin Naxdin Badan Iyadoo Qaar kamid ah Faraha Laga Jaray.


Soomaalida ku dhaqan dalkaasi, ee aan Sharciyada Haysan  ayaa looga digay inay Safar Halis gelin kara Naftooda ku aadaan Xuduudka u dhexeeya Dalka Canada iyo Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada