MUUQAAL LAGA DUUBAY: Khilaafkii dhexmaray Madaxweynaha Khaatumo iyo Maamulka Soomaliland ?

MUUQAAL LAGA DUUBAY: Khilaafkii dhexmaray Madaxweynaha Khaatumo iyo Maamulka Soomaliland ?

daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali khaliif  Galaydh oo Maanta  lagusoo Dhaweeyey Garoonka diyaaradaha maagaalada Laascaanood,  ayaa ku gacan Saydhay maamulka Somaliland kadib markii ay usoo Jeediyeen inuu aado Gudaha magaalada Laascaanood.


Wafdiga Madaxwayne Galaydh oo lagu soo dhoweeyay Calanka Khaatumo iyo Midka Soomaaliya ayaa Markiiba usoo Gudbay Dhinaca Magaalada Widh-widh ee Gobolka Cayn.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada