Sirdoonka Dalka Malaysia oo soo Bandhigay Mid Kamid ah Heenkii Qaarijiyay Nin ay Wada Dhasheen Madaxweynaha K/Waqooyi (VIDEO)

Sirdoonka Dalka Malaysia oo soo Bandhigay Mid Kamid ah Heenkii Qaarijiyay Nin ay Wada Dhasheen Madaxweynaha K/Waqooyi (VIDEO)

daajis.com:- Sirdoonka dalka Malysiya ayaa sheegay inay qabteen haweeney wadatay dukumentiga Safarka ee dalka Vietnam, waxayna Boliska baadi-goobayaan rag kale oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilkii loo gaystay Kim Jon Nam, oo ay isku aabe ahaayeen hoggaamiyaha iminka xukuma Kuuriyada Waqooyi ee Kim Jong Un.

Haweeneydani ayaa lagu qabtay isla Garoonka diyaaradaha Kuala Lampur, oo ah goobtii ay shalay ku qaarijiyeen Kim Jong  Nahm.




Haweenaydani ayuu boolisku markiiba  ka aqoonsaday muuqaalka kamerda CCTV ee ku rakiban garoonka diyaaradaha, iyadoo markaasi doonaysay inay dalka ka dhoofto.

Boliska ayaa sheegey in dukumentiga haweeneyda la qabtay ay wadatay uu ku qoran yahay magaca Doan Thi Huomg oo ku dhalatay dalka Vietnam sanadkii 1998-dii.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada