MUUQAAL Hibo Nuura oo ka hadashay Doorashada Madaxwayne Farmaajo iyo Haweenka Qurbaha lagu Furo

MUUQAAL Hibo Nuura oo ka hadashay Doorashada Madaxwayne Farmaajo iyo Haweenka Qurbaha lagu Furo

daajis.com:- Abwaanada Caanka ah ee HIBO NUURA oo horey uga mid ahayd Fanaaniintii ugu Caansanayd Soomaaliya, ayaa ka hadashay Dareenka Bulshada Soomaaliyeed  ka muujiyeen Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya.



Hiba Nuura ayaa Suugaa Cajiib ah ku Muujisay Farxada Guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed ay Muujiyeen, Waxayna sidoo kale sheegtay inaan Xiligan oo lagu Jiro 2017 Bulshadu aysan Qabyaalad diyaar u ahayn.

Dhinaca kale waxay ka hadashay Haweenka Soomaaliyeed ee ay Ragu Furayaan, Waxayna Talo usoo Jeedisay Ragga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada