Muuqaal: Maxaad ka taqaan Jaceylka ? Weli ma dhuuxday qisadii Qarad

Muuqaal: Maxaad ka taqaan Jaceylka ? Weli ma dhuuxday qisadii Qarad

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi xiiso badan oo ku saabsan QISADII JACAYLKA EE QARAD iyo Prof: Shirwac Heestii uu ka sameeyay.


Prof: C.qaadir M. Shirwac ayaa si faah faahsan uga hadlay Qisasadaasi, Wakhtigii ay dhacday, Heesta caanbaxday ee Fanaanka Xasan aadna uu Qaado iyo Arimo kale oo la Xidhiidha, Waxaana lagu waraystay Barnaamijka HANOOLAATO.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada