daajis.com:- Mid ka mida Xildhibaanada maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambaysa in Xildhibaanadii lagu dhex garaacay Xarunta Baarlamaanka Somaliland.
Xildhibaanka ayaa sheegay in dhib badan ay ka soo baxayso Ciidamada lagu wareejinayo xarunta ciidan ee Berbera oo murankeedu aad u kacsan yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:06 and have
, Published at