daajis.com:- Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa saka ku waabariistay hadal uu jeediyey Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland kaas oo ah uu ku taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Doorashadii Taariikhiga aheyd ee Shalay uu ku soo baxay Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Axmed Madoobe ayaa si weyn ugu hambalyey Madaxweyne Farmaajo, Xildhibaanadda Baarlamaanka iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at