MUUQAAL:Maxay Iska Shabahaan AUN Marxuum Siyaad Barre & Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Farmaajo

MUUQAAL:Maxay Iska Shabahaan AUN Marxuum Siyaad Barre & Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Farmaajo

daajis.com:- Allaha Unaxariistee Marxuum Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa uu Dalka Qaab Inqilaab ah oo Meliteri waxa uu ku qabsaday Soomaaliya Sanadkii 1960-kii waxaana dalka uu gaarsiiyey mid aad hormar ku tallaabsaday.

Siyaad Barre oo Waddani isagoo kale ah Aan Soomaaliya Soo Marin waxa la sheegay in Dalka uu ka dhigay mid Aad Soomaalidu isku jecleyd Ciidan Awood Lehna Waddanka udhisay.


Marxuum Siyaad Barre oo deegaan Ahaan kasoo wada jeedaan Farmaajo Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya waxay ka dhigan tahay in ay Waddaniyada iyo Soomaali Jaceylka siman yihiin.

Waxa kale oo ay ka siman yihiin Cadowga Soomaaliya leedahay oo ay umuujiyaan dareen Naceyb Ah.

Farmaajo oo Xalay Fiidkii loo doortay Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Afarta Sano Ee Soo Socota ayaa la aaminsan yahay in Waddanka uhorseedi karo nabad iyo Hormar ballaaran.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada