MUUQAAL: Warbaahinta Carabta oo ka Warantay Dagaalka Diblomaasiyadeed ee Somalia Iyo Imaaraadka u dhexeeya

MUUQAAL: Warbaahinta Carabta oo ka Warantay Dagaalka Diblomaasiyadeed ee Somalia Iyo Imaaraadka u dhexeeya

daajis.com:- Warbaahinta Carabta oo Ka Warantay imaaraatka oo Waayay Saaxiibkood Xasan Sheekh oo Saldhiga Berbera Usaxeexay, Madaxwaynaha Cusub ee Farmaajo oo Dagaal Siyaasadeed Kala Dhexeeyo iyo Sacuudiga oo Taageeray,


Soomaaliya oo ku taala bar muhiima ayaa carabtu diidan yihiin in Iran xoog ku yeelato Yemen iyo geeska taasi oo sacuudigu xoogiisa galinayo Somaliya, dhanka kale Emaratka oo dhinaca saaray Farmaajo ayaa meesha laga saaray waxaana Farmaajo su,aal ka keenay sharcinimada Saldhiga Berbera.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada