Video: Xildhibaan gobolka Awdal kasoo Jeeday oo Aas Qaran Loo Sameeyay

Video: Xildhibaan gobolka Awdal kasoo Jeeday oo Aas Qaran Loo Sameeyay

daajis.com:- Allaha u naxariistee waxaa maanta Aas Qaran loogu Sameeyay magaalada Muqdisho, Xildhibaan Siciid Xasan Geedi oo ka tirsanaa baarlamanka cusub ee Soomaaliya.


Marxuum Siciid Xasan Geedi ayaa la sheegay inuu hayay xanuunka dhiig karka kaas oo isbitalka loo jiifiyay ka hor inta aanuu geeriyoon, Xildhibaanka ayaa ka baaqday doorashadii madaxweynenimada Soomaaliya xannuun awgii, Waxaana Tacsi ka diray Geerida Xildhibaanka Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo.

Siciid Xasan Geedi ayaa horey uga tirsanaa ciidanka xoogga dalka ee dawladdii Maxamad Siyaad Bare isagoo ka gaaray darajada janaraalnimo, wuxuuna ka soo jeedaa oo uu ku matalayay baarlamaanka gobolka Awdal ee waqooyiga Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada