Warbaahinta Caalamka oo aad u Hadalhaysa Doorashadii Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)

Warbaahinta Caalamka oo aad u Hadalhaysa Doorashadii Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)

daajis.com:- Waxa ay warbaahinta caalamka maanta aad u hadal hayaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, kaas oo xalay fiidkii lagu doortay xarunta Afisyoone ee Magaalada Muqdisho.


Madaxweynaha cusub ayaa waxaa ilaa iyo hada soo dhaweeyay dowladda Maraykanka iyo qaramada midoobay, waxaana laga yaabaa in maanta ay soo gaaraan tahniyadeyn badan oo uga kala imaan doonta caalamka intiisa kale.



Warbaahinta Caalamka ayaa waxa kale oo ay aad u hadal hayaan, isu soo bixii iyo dabaaldegii xalay ka dhacay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada