Xukuumadda Donald Trump oo Noqotay Mid Laga Qoro Majaajilada ugu Qosolka Badan ee Dalka Maraykanka (VIDEO)

Xukuumadda Donald Trump oo Noqotay Mid Laga Qoro Majaajilada ugu Qosolka Badan ee Dalka Maraykanka (VIDEO)

daajis.com:-Dowladda cusub ee sadexda isbuuc jirsatay ee madaxweynaha uu ka yahay Donald Trump ayaa dalka Maraykanka ka noqotay xukuumadii ugu horeysay ee ebid laga suubiyo majaajilo aad u tiro badan.

Dowladani ayaa waxa lagu eedeynayaa inay beenta iyo runta isku dhex yaaciso, marka su’aalo laga weydiiyana, ay eedaha dul dhigto wariyeyaasha su’aalaha weydiiyay.



Hadaba Barnaamij ka baxa taleefishinka dalka Maraykanka oo lagu magacaabo SNL ayaa waxa uu majaajilooyin qosol badan ka qoray xukuumada dadkii ka yaabiday ee madaxweynaha uu ka yahay Donald Trump.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada