Amin Arts oo sawir ka sameeyey xaaladda murugada leh ee uu ku jiro Shariif Xasan

Amin Arts oo sawir ka sameeyey xaaladda murugada leh ee uu ku jiro Shariif Xasan

daajis.com:- Waxaa dhawaan magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbed ka soconayo mooshin weyn oo looga soo horjeedo madaxweynaha maamulka Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Shariif Xasan ayaa baarlamaanka Koonfur Galbeed ku yeeshay mucaarad badan isago hadda damacsan inuu isku shaandheyn ku sameeyo golihiisa wasiirada si uu meesha uga saaro shaqsiyaadka sida weyn uga soo horjeedo ee ku jiro wasiirada.

Shariif Xasan ayaa dhawan xilka ka qaaday wasiir ka tirsanaa golihiisa wasiirada kaasoo ahaa xildhibaan markii uu saxaafadda kula hadlay Muqdisho kana dhawaajiyey inay xilka ka qaadi doonaa Shariif Xasan Shiikh oo ay ku tilmaameyn inuu yahay shaqsi aan ka shaqeyneyn danaha Koonfur Galbeed.

Haddaba Amin Arts oo ah farshaxaniinto Soomaali ah ayaa hadda ka sameeyey  xaaladda Shariif Xasan uu ku jiro oo uu ku tilmaamay inay tahay siriq uu isaga awal dhigay.
Haddaba hoos ka arag sawirka uu Amin arts ka sameeyey Shariif Xasan Shiikh Aadan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada