MUUQAAL: Taliyaha Ciidanka Xooga oo si kulul uga hadlay Ciidan Habayn lagu Dalacsiiyey iyo Qorshaha Uga yaala ?

MUUQAAL: Taliyaha Ciidanka Xooga oo si kulul uga hadlay Ciidan Habayn lagu Dalacsiiyey iyo Qorshaha Uga yaala ?

daajis.com:- Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Sooomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed  ayaa ka hadlay Howlaha Balaadhan ee horyaala Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo Waajibaadka la doonayo inay Gutaan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa loo baahan yahay Howsha Culus ee ina hortaala ee dalkeena Sugidiisa ay ugu Horayso waa inaynu ka howl galo, Ciidamada Ajnebi way inaga dul Fadhiyeaan wax badan oo aad heli lahaydeen iyaga ayaa la siiyaa”.

Dhinaca kale Wuxuu ka hadlay Ciidamo Habayn lagu Dalacsiiyey iyo Qaar kamid ah Ciidamada uu Dalacsiinta u soo mara Mudo ku dhow Lix Sano. ” Nin inuu 5-sano Dalacsiin Sugo, Nina Habayn ku qaato Suura Gal noqon mayso, Cadaalad maaha, waan idin imtixaamayaa “.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada