Qoysas kala duwan oo Saacadihii la soo dhaafay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Qoysas kala duwan oo Saacadihii la soo dhaafay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

daajis.com:- Qoysas horleh oo ka soo cararay Abaaraha daran ee ku dhuftay qaar ka mid ah Gobollada Dalka ayaa soo gaaray Duleedka Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay deegaanada Tareedisho iyo Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ay soo gaareen Qoysas fara badan.

Dadkaan oo ay saameyn ba’an ku yeesheen Abaaraha ayaa la sheegay in haatan ay ku sugan yihiin xaalado  nololeedka oo Hooy la’aan  Baad la’aan iyo Biyo la’aanta intaba isugu jirta.
Walow gurmad aan badneen dadka deegaanka ay u fidiyeen iyadoona ay rajeynayaan caawinta kaga timaada umadda Soomaaliyeed qeybaheeda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada