daajis.com:- Markab ay burcad badeed ku haysteen xeebta Puntland ayaa si nabad ah lagu siidaayey. Markabkan oo laga leeyahay dalka Imraadka Carabta islamarkaasna u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa xaley fiidki ay ka dhaadhaceen burcad badeed afduubka u haysatey tan iyo Axadi.
Agaasimaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland, Cabdiraxmaan Xaaji Xassan oo u waramey wariyaha VOA, Jacfar Kuukaay ayaa beeniyey in ay jiraan wax wadahadal ah oo dhexmarey maamulka Puntland iyo dableydi falkan geysatey.
Wuxuu sheegay sidoo kale inay Baxsadeen Kooxdii Afduubka gaystay, Wuxuuna sheegay inay uga Baxsadeen Goobta Awood Ciidan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:11 and have
