daajis.com:- Magaalada Buffalo ee dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu Qabtay Kulan balaadhan oo Lagu taageeray Madaxwyanaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo, waxaana ka qayb galay Kulanka Masuuliyiin kala duwan oo siwayn u yaqaanay.
Kulanka ayaa sidoo kale Waxaa Lacago Gurmadka Abaaraha Loogu tala galay Halkaasi looga Aruuriyey Dadkii Soomaaliyeed kasoo qayb galay, Waxaana madaxwayne Maxamed loo Rajeeyay inuu Alle xilka Balaadhan ee horyaala u Fududeeyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:08 and have
, Published at