daajis.com:- Magaalada Cadaado Waxaa Lagu soo bandhigay Haweynay Gawracday Gabadh yar , Falkaasi oo Dad Badan oo Ku nool Soomaliya iyo Guud ahaan Deganada Galmudug ay la Yaabeen.
Qofka Dilka inuu Geystay ku Edeysan ayaa Shegaya in uu Dilka Geystay kadib markii Sida ay shegtay gabadha Yar ay dhib badan u geystay Reerkeda isla Markana cunugta yar ay reerkaasi tuuryeen jirtay Xiliyada Qaar.
Muqaaalo la Baahiyay aya Waxa ka Soo Dhax Muuqday Haweyneyda Dilkaasi ku edeysan oo Qiranayasa in Dilkaasi ay Iyadu ka Danbeysay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at