MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo Maanta Laga Baacsaday Hotelka Maansoor iyo Maamulka S.land oo ku eedeeyay Inay Qaateen Fikerka Dawlada Soomaaliya

MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo Maanta Laga Baacsaday Hotelka Maansoor iyo Maamulka S.land oo ku eedeeyay Inay Qaateen Fikerka Dawlada Soomaaliya

daajis.com:- Maamulka Siilaanyo ayaa maanta ka hor istaagay Kulan ay doonayeen inay magaalada Hargeisa ku qabsadaan Xubnaha Xisbiga Wadani oo doonayey inay soo Bandhigaan Daraasad ay ka sameeyeen Halista Saldhiga magaalada Berbera.


Xubnaha Kulanka laga  Baajiyey ayaa  si Adag uga hadlay  Falka ay kula kaceen Maamulka Siilaanyo, Iyadoona ay sheegeen inay ku qabsatay Hotelka dhacdo la yaab leh, Kadib markii Dusha looga Xidhay.



Dhinaca kale Xukuumada ayaa Ka Hadashay Sababtii ay Wadani Uga Joojisay Kulankii Hotelka Maansoor,  Waxayna ku sheegeen inuu Xisbigaasi Qaatay Fikerka midnimada Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada