Daawo:- Kheyraadka Ku Jira Badda Somalia oo dadkii gaajo u dhinteen (Waraysi VOA)

Daawo:- Kheyraadka Ku Jira Badda Somalia oo dadkii gaajo u dhinteen (Waraysi VOA)

daajis.com:- Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro laayay dad iyo duunyaba, kuwaas oo dhaliyay barakac xoog leh. Abaarahan oo ka dhashay roob la’aan ayaa ah kuwa soo noq-noqda, waxa ayna aad ugu fideen gobollada iyo degmooyinka dalka.


Soomaaliya ayaa waxaa Eebbe ku maneystay badda ugu dheer Afrika oo ay ka buuxaan kheyraad dihan. Haddaba, maxa dadka indho iyo ka af-xiray in ay quutaan kheeyraadka badda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada