Daawo: Kulankii Dhexmaray Madaxda Dawlada Soomaliya iyo Gudoomiyaha Midowga AFRIKA oo yimid MUQDISHO

Daawo: Kulankii Dhexmaray Madaxda Dawlada Soomaliya iyo Gudoomiyaha Midowga AFRIKA oo yimid MUQDISHO

daajis.com:- Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.


Wafdiga ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaadatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ay ka wada hadleen arrimaha abaaraha iyo doorka Midowga Afrika ay ka qaadan karto u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen, iyo Arimo kale oo muhiim ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada