Daawo Layaabkaan: Amiir Magaciisa Aan La Garaneyn Oo 80 Gor gor Tikit U Iibiyey

Daawo Layaabkaan: Amiir Magaciisa Aan La Garaneyn Oo 80 Gor gor Tikit U Iibiyey

daajis.com:- Waxaa maanta boggaga bulshada qabsaday sawir aan la garaneyn cida soo dhigtay balse noqday mid lala yaabo, Sawirka waxaa ka muuqdo koox shimbir nuuca gor gor ka loo yaqaan kuwaasoo aad u camiray gudaha diyaarad.

Tirada shimbiraha gor gorka ayaa lagu sheegay 80, nin amiir ah oo u dhashay dalka Sacuudiga balse aan la caraabin magaciisa ayaana u kireeyey 80 tikit oo ay ku tagayaan dalka Mareykanka uguna soo laabanayaan.

Websiteka “Boardingarea” ayaa sheegay in ninkaan amiirka ah oo aan magaciisa la xaqiijin uu doonayey inay la safraan shimbirihiisa waxa uuna diyaarada ka jartay 81 tikit.
UGu dambeyn waxaa xusid mudan in muuqaalka laga soo qaaday shimbirahaan goor sii horeysay maanta laga tiray page kii lagu soo upload gareeyey balse waxaa meesha ku haray kaliya sawirada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada