MUUQAAL Khudbadii RW. Khayre iyo Munaasibadii golaha Wasiirada Cusub Lagu magacaabay iyo waxa laga Rabo

MUUQAAL Khudbadii RW. Khayre iyo Munaasibadii golaha Wasiirada Cusub Lagu magacaabay iyo waxa laga Rabo

daajis.com:- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasiabdii lagu magacaabay Xubanaha Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.


Khayare ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Waxyaabaha Horyaala Wasiirada Cusub, Shuruudaha ay ku shaqayn doonaan, Hantidooda iyo Islaxisaabtanka Xilka lagu wayn doono, Waxaana Intaasi kadib Madasha laga Shaaciyey Magacyada Wasiirada Cusub, Kuwaasi oo sugay ainay Baarlamaanku Meel-mariyaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada